WAREEGTO MADAXWEYNE-MAGACAABISTA GUDDOOMIYAHA DEGMADA MARKA

10 October 2026 Office of Communicationsgovernment
WAREEGTO MADAXWEYNE-MAGACAABISTA GUDDOOMIYAHA DEGMADA MARKA

MAGACAABISTA GUDDOOMIYAHA DEGMADA MARKA

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfurbari Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Axmed, ayaa wareegto ku taariikhaysan 10 Oktoobar 2026 ugu magacaabay Mudane Maxamed Cabdullaahi Cali Waafow Guddoomiyaha Degmada Marka. Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo adeegyada bulshada iyo waxqabadka Dowladda Hoose ee Degmada Marka.

Back to News
Cookie Notice

We use cookies to improve your experience on this site, analyse traffic and support our services. By clicking "Accept", you agree to our use of cookies. Read our Cookie Policy and Privacy Policy.